Maxaa La Gudboon Soomaalida Itoobiya?
newsare.net
Isbeddellada siyaasadeed oo hadda ka socda Itoobiya way ka duwan yihiin kuwii dhacay 1974kii, markii boqortooyadii Xayle Salaase ciidammadu ay afgambiyeen, iyo 1991kii, markii Ehadeg ( EPRDF) ay ridday taliskii Mengistu Xayle Maryaam. Isbeddellada socda waaMaxaa La Gudboon Soomaalida Itoobiya?
Isbeddellada siyaasadeed oo hadda ka socda Itoobiya way ka duwan yihiin kuwii dhacay 1974kii, markii boqortooyadii Xayle Salaase ciidammadu ay afgambiyeen, iyo 1991kii, markii Ehadeg ( EPRDF) ay ridday taliskii Mengistu Xayle Maryaam. Isbeddellada socda waa kuwo ay ka dambeeyaan Amxaarada iyo Oromada – labada qowmiyadood oo ugu tirada-badan Itoobiya. Read more