Eey soo bad baadiyay wiil yar oo Hooyadiis nolol ku aastay !! (Daawo Sawirada)
newsare.net
Warbaahinta caalamiga qaarkood ayaa aad u hadal haya Eey soo bad baadiyay nolosha wiil yar oo markii uu dhashay kadib hooyadiis nolosha ku aastay, waxa ayna arintan ka dhacday dalka Thailand. Hooyo 15-sano jir ah ayaa meel cidlo ah ku dhashay wiil aysan uurkeEey soo bad baadiyay wiil yar oo Hooyadiis nolol ku aastay !! (Daawo Sawirada)
Warbaahinta caalamiga qaarkood ayaa aad u hadal haya Eey soo bad baadiyay nolosha wiil yar oo markii uu dhashay kadib hooyadiis nolosha ku aastay, waxa ayna arintan ka dhacday dalka Thailand. Hooyo 15-sano jir ah ayaa meel cidlo ah ku dhashay wiil aysan uurkeeda ku ogeyn reerkeeda, waxa ayna hooyadan durba go’aansatay in nolosha ku […] The post Eey soo bad baadiyay wiil yar oo Hooyadiis nolol ku aastay !! (Daawo Sawirada) appeared first on Wararka Caalamka. Read more