newsare.net
Xiriirka ka dhexeeya laba dowladood ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Turkiga waa mid qotodheer taariikh ahaan oo waxaa la sheegaa in uu xiriirkaani jiray ilaa iyo xilligii Cusmaaniyiinta. Burburkii Cusmaaniyiinta kaddib, waxa ay marka kale Turkigu dib u cusbMaxay Soomaaliya Uga Dhigan Tahay Dib U Doorashada Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan?
Xiriirka ka dhexeeya laba dowladood ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Turkiga waa mid qotodheer taariikh ahaan oo waxaa la sheegaa in uu xiriirkaani jiray ilaa iyo xilligii Cusmaaniyiinta. Burburkii Cusmaaniyiinta kaddib, waxa ay marka kale Turkigu dib u cusbooneysiiyeen xiriirka ay la leeyihiin Soomaaliya iyaga oo safaaraddooda ka furay Muqdisho sanankii 1979-kii. Burburkii ku dhacay dowladdii Soomaaliya 1991 iyo dagaaladii sokeeya ee waddanka ka dhacay ayaa sababay in albaabada la iskugu dhufto safaaraddii Turkiga ee Soomaaliya. Read more