Hindisaha Xeerka Doorashooyinka Q&C Uma Qalmo Ummadda Soomaaliyeed
newsare.net
Waxaan halkaan hoose ku falanqeynaya Hindisaha Xeerka Doorashooyinka Qaranka ee Qof iyo Cod (Q&C) ee Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ansixiyay 8dii Agoosto 2024. Waxaan ka afeefanaya xaqiijinta asal ahaanta, sugnaantaHindisaha Xeerka Doorashooyinka Q&C Uma Qalmo Ummadda Soomaaliyeed
Waxaan halkaan hoose ku falanqeynaya Hindisaha Xeerka Doorashooyinka Qaranka ee Qof iyo Cod (Q&C) ee Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ansixiyay 8dii Agoosto 2024. Waxaan ka afeefanaya xaqiijinta asal ahaanta, sugnaanta xeerka sababtoo ah inay suura gal tahay in isbeddel lagu sameeyay xeerka kaddib markii Golaha Wasirrada ansixiyay. Waxaa shaki weyn laga qabaa asal ahaanta dokumentiga ka soo baxa xafiisyada/hay’adaha dowladda heer kasta iyo xafidaadooda, oo ah keyd dadweynaha Soomaaliyeed leeyahay. Read more