Muhiimadda Heshiisiinta Beelaha wada Dega Ceerigaabo iyo saameynta ay ku leedahay Maamuladda Puntland iyo Somaliland
newsare.net
Ceerigaabo, waa magaalo leh istaraatijiyad muhiim ah oo dhinacyo badan leh. Waxay hoy u tahay beelo kala duwan oo Soomaaliyeed oo muddo dheer wada degganaa deegaankaas, balse mararka qaar uu khilaaf ka dhex dhaco, kaasoo isu badalay dagaal saameyn ku yeeshaMuhiimadda Heshiisiinta Beelaha wada Dega Ceerigaabo iyo saameynta ay ku leedahay Maamuladda Puntland iyo Somaliland
Ceerigaabo, waa magaalo leh istaraatijiyad muhiim ah oo dhinacyo badan leh. Waxay hoy u tahay beelo kala duwan oo Soomaaliyeed oo muddo dheer wada degganaa deegaankaas, balse mararka qaar uu khilaaf ka dhex dhaco, kaasoo isu badalay dagaal saameyn ku yeeshay deegaankaas. Read more














