Jubbaland: Hal arrin ayaa looga baahan yahay Kenya iyo SOMALIA
newsare.net
Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay xiisadda u dhaxeysa dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo maalmihii ugu dambeeyay sii xoogeysaneysay, iyo go’ankooda dhabta ah. Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ugu horeyn sheegay in labada dowladood lJubbaland: Hal arrin ayaa looga baahan yahay Kenya iyo SOMALIA
Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay xiisadda u dhaxeysa dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo maalmihii ugu dambeeyay sii xoogeysaneysay, iyo go’ankooda dhabta ah. Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ugu horeyn sheegay in labada dowladood looga baahan yahay inay cadeeyay waxa uu salka ku hayo khilaafka u dhaxeeya labada dowladood. Isaga oo la hadlayay […] The post Jubbaland: Hal arrin ayaa looga baahan yahay Kenya iyo SOMALIA appeared first on Wararka Caalamka. Read more