Saamileyda Siyaasadda Soomaaliyeed: Erey bixin qaldan mise danley xoogsaneysa?
newsare.net
Waxaa muuqata in dib-u-yagleelka astaamihii dawladdnimo iyo in la helo nidaam doorasho oo horseedi kara maamul iyo madax bulshadu soo doorato ay tahay baahida ugu weyn ee maanta dawladda hor taal. Waxaa kaloo muuqata is-barbar yaac xagga hay’adaha u qaabilsSaamileyda Siyaasadda Soomaaliyeed: Erey bixin qaldan mise danley xoogsaneysa?
Waxaa muuqata in dib-u-yagleelka astaamihii dawladdnimo iyo in la helo nidaam doorasho oo horseedi kara maamul iyo madax bulshadu soo doorato ay tahay baahida ugu weyn ee maanta dawladda hor taal. Waxaa kaloo muuqata is-barbar yaac xagga hay’adaha u qaabilsan arrimahaas iyo isku-day in aysan waxba ka hirgelin arrimahaas oo jihooyin kala duwan ka imaanaya. Read more