XIL KA QAADISTII JENERAAL ODOWAA MAXAA LAGA DHAXLAY?
newsare.net
Jeneraal Odowaa Yuusuf Raaghe waxaa xilkii Taliyaha Xoogga Dalka laga qaaday 19/06/2023, asagoo xilkaas hayay muddo ku siman: “3 sano, 9 bilood iyo 27 cisho”. Isla markaana, la iskuma diidana doodina kama taagna in xilku yahay meerto qofba muddadeeda qabaXIL KA QAADISTII JENERAAL ODOWAA MAXAA LAGA DHAXLAY?
Jeneraal Odowaa Yuusuf Raaghe waxaa xilkii Taliyaha Xoogga Dalka laga qaaday 19/06/2023, asagoo xilkaas hayay muddo ku siman: “3 sano, 9 bilood iyo 27 cisho”. Isla markaana, la iskuma diidana doodina kama taagna in xilku yahay meerto qofba muddadeeda qabanayso, ayadoo marka kasta isbedelku ku salaysan yahay hagaajinta iyo horumarinta arrimaha la xiriira waajib-gudashada Xilka la iska bedelayo. Read more