XILKA UGAASKU MEERTO DHAXAL, BALSE MIDWALBA IYO MARXALADIIS
newsare.net
Waxaa 13kii bishaan Maajo 2024, degaanka Daaro-Ugaas ee nawaaxiga Degmada Halgan, si rasmi ah uga fulay munaasabad si weyn looga soo qaybgalay ku astaysan Caleemo-saarkii iyo Caano-shubkii Ugaaska 21aad beesha Xawaadle: Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas KhaliifXILKA UGAASKU MEERTO DHAXAL, BALSE MIDWALBA IYO MARXALADIIS
Waxaa 13kii bishaan Maajo 2024, degaanka Daaro-Ugaas ee nawaaxiga Degmada Halgan, si rasmi ah uga fulay munaasabad si weyn looga soo qaybgalay ku astaysan Caleemo-saarkii iyo Caano-shubkii Ugaaska 21aad beesha Xawaadle: Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble. Read more