Dhallinyaradu waa in ay silsiladaha iska furaan, oo awooddooda la soo baxaan
newsare.net
Dhallinyaradii way ka aaminbaxeen dawladda, waxayna dareensan yihiin in codkoodu aanu qiime ku fadhiyin oo riyadooda aan la rumaynin. Haldoorkii siyaasadeed ee dalka waxay lumiyeen fursado badan, waxayna naxuusiyeen aaminaaddii shacabku ku qabay. Waxay dul fDhallinyaradu waa in ay silsiladaha iska furaan, oo awooddooda la soo baxaan
Dhallinyaradii way ka aaminbaxeen dawladda, waxayna dareensan yihiin in codkoodu aanu qiime ku fadhiyin oo riyadooda aan la rumaynin. Haldoorkii siyaasadeed ee dalka waxay lumiyeen fursado badan, waxayna naxuusiyeen aaminaaddii shacabku ku qabay. Waxay dul fadhiyaan nidaam dawladeed oo fadhiid ah, kaasoo dantooda u adeega, inta badanna iskuma hawlaan isbeddel iyo waxqabad ku aaddan baahida asaasiga ah ee bulshada, si gaar ah dhallinyarada oo ah tirada ugu badan dadkeenna. Read more














