Tayeeynta iyo Xallinta Caqabadaha Waxbarashada Soomaaliya
newsare.net
Qoraalkaan wuxuu diiradda saarayaa caqabadaha waxbarashada dalka ka jira iyo sidii xal waara loogu heli lahaa, loona tayeyn lahaa waxbarashada Soomaaliya. Talooyinka xalka lagu raadinaayo ee qoraalku uuu diiradda saaraayo waxay qeyb ka yihiin talooyin lagu qoTayeeynta iyo Xallinta Caqabadaha Waxbarashada Soomaaliya
Qoraalkaan wuxuu diiradda saarayaa caqabadaha waxbarashada dalka ka jira iyo sidii xal waara loogu heli lahaa, loona tayeyn lahaa waxbarashada Soomaaliya. Talooyinka xalka lagu raadinaayo ee qoraalku uuu diiradda saaraayo waxay qeyb ka yihiin talooyin lagu qoray buug kol dhow soo bixi doona oo waxbarashada looga hadlaayo oo la yiraa “Macallinkeen Allow Kaal”. Read more