Markabkii Heehaabayey ee Marsada Kismaayo ku Xirtay
newsare.net
Waxaa laga yabaa in dad badani ku jahwareersan yihiin safarka Madaxweynah ee Kismaayo iyo sidoo kale natiijada ka dhalan karta. Balse layaab kugu noqon mayso haddii aad seddaxdii sano iyo barkii tagtay si dhow ula socotay sooyaalkii siyaasadeed ee MadaxweyneMarkabkii Heehaabayey ee Marsada Kismaayo ku Xirtay
Waxaa laga yabaa in dad badani ku jahwareersan yihiin safarka Madaxweynah ee Kismaayo iyo sidoo kale natiijada ka dhalan karta. Balse layaab kugu noqon mayso haddii aad seddaxdii sano iyo barkii tagtay si dhow ula socotay sooyaalkii siyaasadeed ee Madaxweyne Xasan Sheekh.