Isbeddelka ay Soomaalida ka doonayaan Soomaaliya, xaggee tahay in laga raadiyo?
newsare.net
Tan iyo burburkii dawladnimadii dhexe, Soomaaliya waxay ku jirtay wareeg siyaasadeed, dhibaatadu ma aha in hoggaamiyeyaashu is beddelin ee waa in maskaxda siyaasadeed ee dalka aan la beddelin fikirkeeda, taasoo ka dhigtay in muddo xileed kasta qofka yimaadIsbeddelka ay Soomaalida ka doonayaan Soomaaliya, xaggee tahay in laga raadiyo?
Tan iyo burburkii dawladnimadii dhexe, Soomaaliya waxay ku jirtay wareeg siyaasadeed, dhibaatadu ma aha in hoggaamiyeyaashu is beddelin ee waa in maskaxda siyaasadeed ee dalka aan la beddelin fikirkeeda, taasoo ka dhigtay in muddo xileed kasta qofka yimaada uu ku soo laabto isla meeshii uu kii hore ku dhacay, waxaana la gaaray meel u baahan in si dhab ah la isku weydiiso ; maxaa ina haysta? maxaase inoo diiday in aynu hore u socona?