SHAQO LA’AANTA DHALLINYARADA SOOMAALIYEED IYO SHAQAALEYSIINTA AJAANIBTA: CADDAALAD-DARRO QARAN IYO KHATAR MUSTAQBALEED
newsare.net
Shaqo la’aanta dhallinyarada Soomaaliyeed waa mid ka mid ah mushkiladaha ugu waaweyn ee hortaagan horumarka dalka. Iyadoo boqolkiiba ka badan 70% bulshada ay yihiin dhallinyaro, haddana in ka badan kala bar ma haystaan shaqo joogto ah. Kuwaas oo intooda badSHAQO LA’AANTA DHALLINYARADA SOOMAALIYEED IYO SHAQAALEYSIINTA AJAANIBTA: CADDAALAD-DARRO QARAN IYO KHATAR MUSTAQBALEED
Shaqo la’aanta dhallinyarada Soomaaliyeed waa mid ka mid ah mushkiladaha ugu waaweyn ee hortaagan horumarka dalka. Iyadoo boqolkiiba ka badan 70% bulshada ay yihiin dhallinyaro, haddana in ka badan kala bar ma haystaan shaqo joogto ah. Kuwaas oo intooda badan ay ku khasbanaadeen inay ka tahriibaan dalka, iyagoo rajaynaya nolol iyo fursad ay dalkooda ka waayeen.











