newsare.net
Xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul u dhaleeceysay gantaal la sheegay in kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen ay u rideen dhanka magaalada Makka Al Mukarama. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu yiri “Xukuumadda Soomaaliya, waxa aynDF Somalia oo war kulul kasoo saartay ‘gantaal lagu ganay magaalada Makkah’
Xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul u dhaleeceysay gantaal la sheegay in kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen ay u rideen dhanka magaalada Makka Al Mukarama. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu yiri “Xukuumadda Soomaaliya, waxa ayna caddaynaysaa in beegsiga Aqalka Allah ee xurmadda leh uu yahay mid aan la aqbali karin, waxa ayna u […] The post DF Somalia oo war kulul kasoo saartay ‘gantaal lagu ganay magaalada Makkah’ appeared first on Wararka Caalamka. Read more