newsare.net
Gobolka Hiiraan wuxuu markii hore ka mid ahaa 8dii gobol ee Soomaaliya, balse markii dambe wuxuu noqday qayb ka mid ah 18-kii gobol ee la sameeyay. Markii federaalka la qaatay 2012-kii, Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa la isku daray, waxaana loobixiyay HirsHiiraan iyo Hirshabelle: Maamul Magac Keliya Ah, Shacabkana Aan U Adeegin
Gobolka Hiiraan wuxuu markii hore ka mid ahaa 8dii gobol ee Soomaaliya, balse markii dambe wuxuu noqday qayb ka mid ah 18-kii gobol ee la sameeyay. Markii federaalka la qaatay 2012-kii, Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa la isku daray, waxaana loobixiyay Hirshabelle. Laakiin maamulkaas wuxuu ahaa mid af ahaan ujira, balse si dhab ah looma hirgelin. Shacabka deegaankana kuma aysan qancin, taas ayaana dhalisay tabashooyin siyaasadeed oo wali taagan. Read more